Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Isniin Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 13-04-1444, oo ku beegan 07-11-2022, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali.