Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco, taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 10-04-1444 H, oo beegan 04-11-2022, Barnaamijka Tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinaya Mahad Cubeyd.
Halkaan Ka Dhegeyso Barnaamijka_ Tarbiyada_ Caruurta_ 04 11 2022