Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado, Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 07-04-1444, oo ku beegan 01-11-2022, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Mahad Cubeyd.
Halkaan Ka Dhegeyso War Duhur 01 11 2022.