Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Talaado ah, Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 07-04-1444 oo waafaqsan 31-10-2022, Dhuuxa waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.