Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Axad,Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 20-03-1444, oo waafaqsan 16-10-2022, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdulaahi.