Mu’asasada Al-kata’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa baahisay sawirrada dagaalkii Arbacadii lasoo dhaafay ka dhacay degaanka Yasooman ee gobolka Hiiraan.
Dagaalkaas oo DF looga dilay 117 askari ayaa waxay Al-Shabaab ku furteen gaadiid iyo hub, halka kuwa kale ay gubeen, waxaana la arkayaa sawirrada wixii ay furteen iyo gaadiidkii ay gubeen intaba.
Sawirrada waxaa laga dheehanayaa in cagta la mariyay xeradii ay ku sugnaayeen ciidamada DF, waxaa kale oo la arkayaa garaadooyinkii ama darajooyinkii taliyeyaasha iyo saraakiisha.
Hoos Ka Daawo Sawirrada:
Allaahu akbar marka hore Ilaahay ayaa mahd oo dhan iska leh muuminiita ku xoojiyey nasriga,mar labaadkana mujaahidiinta wax walba u huray lnuu kitaabka alle dhulka dushiisa ka shaqeeyo .intii shahiiday ilaahay shahaada ha ka aqbalo inta noolna Allaah ha aqbalo camalkood.
Guul I. n