HomeAll newsSh/Abuu Nabhaan oo Dhiiragalin Iyo Bogaadin U Jeediyay Beelaha Bariga Hiiraan.

Sh/Abuu Nabhaan oo Dhiiragalin Iyo Bogaadin U Jeediyay Beelaha Bariga Hiiraan.

Waaliga wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan Sheekh Abuu Nabhaan ayaa ka waramay isbadaladii ugu dmabeeyay ee ka dhacay degaanada bariga Hiiraan halkaasoo ay dib uga gurteen ciidankii ashaamudka ahaa ee ay shisheeyuhu galbiska ku geeyeen.

Wuxuu qabaa’ilka bariga gobolka ku bogaadiyay sida ay isaga diideen ciidamadaas iyo malleyshiyadii la socotay kuwaasoo degaanadooda la yimid fasaad iyo iney dhibaateeyaan bulshada.

Ciidamadii ka cararay Moqokori ayaa dilay wiil yar oo degaan ahaa iyagoo maalmihii ay joogeen handadayay bulshada intii ku hartay degaanka, waxay waayeen cid wax ka iibsata iyo cid soo dhaweysa, tallaabadaas oo uu bogaadiyay waaligu.

Halkan Ka Degso Wareysiga Waaliga HiiraanMP3

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular