HomeAll newsDaawo Sawirrada Meydadka Ciidamadii DF Looga Laayay Duleedka Moqokori.

Daawo Sawirrada Meydadka Ciidamadii DF Looga Laayay Duleedka Moqokori.

Dagaal culus oo maanta ka dhacay duleedka degaanka Moqokori ee wilaayada Hiiraan ayaa waxaa DF iyo malleyshiyo la socotay looga dilay askar iyo saraakiil badan kuwaasoo uu ku jiro hogaamiyihii malleyshiyada la baxday macawiisley.

Sawirradan ayaa waxay muujinayaan sida ay ciidamada DF ugu jabeen dagaalkii maanta oo looga dilay in ka badan 20 halka tiro intaa ka badan looga dhaawacay.

Dadka laga dilay ee sawirradoodu muuqanayaan waxaa kamid ah Cilmi Hagar Guure oo sitay kaar aqoonsi ah oo ay dagaalka ka hor siisay wasaaradda arrimaha gudaha ee DF. Ragga lagu dilay dagaalka waxaa kamid ah Daabur, Cali Rarte, Cismaan Buureed, Cabdi Daa’uud, Dhaawacane, Qoor-cadde iyo Muumin Xagafey.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

 

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular