HomeAll newsCiidamada Wilaayada Islaamiga ah ee Hiiraan oo Dib Ula Wareegay Booco.

Ciidamada Wilaayada Islaamiga ah ee Hiiraan oo Dib Ula Wareegay Booco.

Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan milatariga wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan ayaa maanta oo Arbaco ah dib ula wareegay degaanka Booco oo ka tirsan wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan.

Wararka naga soo gaaraya gobolka ayaa waxay sheegayaan in boqollaal ka tirsan ciidanka Al-Shabaab ay dagaal la’aan la wareegeen degaanka kadib markii ay halkaasi isaga firxadeen ciidanka uu Mareykanku tababartay.

Bulshadii horey uga barakacday degaanka ayaa durbadiiba maanta galinkii dambe billaabay iney dib usoo laabtaan, waxaana soo dhaweeyay ciidamadii Al-Shabaab ee degaanka la wareegay.

Xaaladda degaanka Booco ayaa sidiisii hore kusoo laabtay waxaana laga billaabay tadbiiqinta shareecada islaamka, ciidamada Xarakada Al-Shabaab ayaa lasoo sheegayaa iney isku fidiyeen degaanada ku teedsan wabiga laga soo billaabo Baladweyne illaa Buuloburde.

(Adipex)

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular