Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Isniin Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 23-02-1444, oo waafaqsan 19-09-2022, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.