HomeAll newsDagaallo Lagu Jebiyay Ciidanka Galmudug Oo Maanta Ka Dhacay G/Galgaduud.

Dagaallo Lagu Jebiyay Ciidanka Galmudug Oo Maanta Ka Dhacay G/Galgaduud.

Dagaallo u dhaxeeyay ciidamada Xarakada Al-Shabaab iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa maanta waxay ka dhaceen inta u dhaxeeysa deegaanada Cada-kibir iyo Dhuumoodle oo katirsan gobalka Galgaduud.

Wararka naga soo gaaraya halkaasi ayaa sheegaya in dagaalkaan oo muddo socday lagu jebiyay ciidanka Galmudug, kuwaasi oo u cararay dhanka deegaanka Cada-kibir.

Sidoo kale waxaa askarta maamulkaas dhabarka loo saaray khasaare baaxadleh, waxaana jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray ciidamada Galmudug

Halkaan kala ka soco Insha’Allah wixii faahfaahin ah oo ku soo kordha dagaaladaas.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular