HomeAll newsDaawo: Alkataa'ib oo baahisay muuqaalkii 3aad oo lagusoo bandhigayo gurmadka abaaraha.

Daawo: Alkataa’ib oo baahisay muuqaalkii 3aad oo lagusoo bandhigayo gurmadka abaaraha.

Ghannelka wararka ee Alkataa’ib ayaa caawa baahiyay qeybta 3aad wajiga koowaad ee muuqaalo tixane ah oo lagu soo bandhgayo gurmadka ay u sameysay xarakada dadka ay saameeyeen abaaraha ka jira dhulka ay maamusho ee dhaca koofurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Qeybta 3aad waxaa lagu daawan karan gurmadyo la gaarsiinayo dadka ay abaartu saameysay ee ku dhaqan degmooyinka iyo deegaanada kala ah Saakow, Xabaal Barbaar, Tugaar Hoos, Ceel Ansaar, Gubta Cusmaan, oo ka kala tirsan gobolada Jubooyinka, Baay, Bakool iyo Shabeelada Hoose.

ama halkan ka degso

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular