HomeAll newsDhageyso: Al-Shabaab Oo Xalay Howlgallo Ka Fuliyay Banaadir Iyo Sh/Hoose.

Dhageyso: Al-Shabaab Oo Xalay Howlgallo Ka Fuliyay Banaadir Iyo Sh/Hoose.

Ciidamada mallatariga Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa habeenkii xalay weerarro ku qaaday saldhigyo iyo fariisimayaal ay askarta shisheeye iyo kuwa DF kaga sugan yihiin qeybo kamid ah gobalada Banaadir iyo Shabeellaha Hoose ee koonfurta dalka Soomaaliya.

Weerardan oo ahaa kuwa culus ayaa waxaa kamid ah gooba lagu beegsaday fariisimayaal ay ciidanka DF ku leeyihiin xaafada Oodweyne ee degmada Dayniile ee gobolka Banaadir iyo degmada Afgooye gobolka Sh/Hoose.

Sidoo kale Mujaahidiintu waxay xalay weeraro xooggan ku mireen saldhigyada shisheehaya haysta deegaanka Golweyn ee hoostaga Buulo mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Halkaan Ka Dhageyso Faahfaahinta Hawlgaladii Xalay Dhacay.

Kusoo Biir Channelka Al-furqaan Ee Telegram.

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular