HomeAll newsWaa Maxay Ujeedeeyinka Ugu Muhiimsan Ee Booqashadii Biden Uu Ku Tagay Sucuudiga.(Falanqeyn)

Waa Maxay Ujeedeeyinka Ugu Muhiimsan Ee Booqashadii Biden Uu Ku Tagay Sucuudiga.(Falanqeyn)

Joe Biden Madaxweynaha dalka Mareykanka ayaa si rasmi ah usoo gaba gabeeyay booqashii uu ku mrayay Mandiqadda Bariga dhexe.

Biden ayaa safarkiisa ku billaabey Maamumulka Yuhuudda ee xoogga ku hetsa dhulka Filastiin, isagoona kulamo kala duwan lasoo qaatay maxada Yuhuudda.

Intaasi kadib wuxuu u kicitimay dhanka Sucuudiga, isagoona la kulmay madaxda ugu sarreysa Maamulka Ala-Sucuud oo uu ugu horreeyo dhaxal sugaha dalkaas Maxamed Bin Salmaan, wuxuuna soo maray dalal kale oo ku yaalla Mandiqadda.

Hadaba Aqoonyahan Maxamuud Ugaas ayaana nala falanqeynaya Safarka uu Biden ku tagay Gobalka, waxa uuna ugu horreyn ka waramayaa ay ujoodeeyinka ay xambaarnayed booqashiisa.

Halkaan Ka Dhageyso Falanqeynta Maxamuud Ugaas Ee Booqashada Biden.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular