HomeAll newsJilib Oo Lagu Qabtay Fantasyo Qeyb Ka Ah Dabaal Gegga Ciidda.(Sawirro)

Jilib Oo Lagu Qabtay Fantasyo Qeyb Ka Ah Dabaal Gegga Ciidda.(Sawirro)

Magaalada Jilib ee wilaayada Islaamiga ah ee Jubbooyinka waxaa lagusoo gaba gabeeyay fantasyaha maalmaha Ciidul Adxaa.

Fagaaraha weyn ee magaalada waxaa lagu qabtay damaashaad qurux badan oo ku saansan Munaasabadda Ciidda, waxaana usoo daawasho tagay kumanaan kun oo kamid ah dadka deegaanka.

Hoos ka daawo sawirrada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular