Guud ahaan Wilaayaadka islaamiga ah waxaa maalmaha Munaasabadda Ciidul Adxaa looga dabaal dagayaa si aad u heer sarreysa.
Deegaanka Kuunyo Barrow oo maalintii koowaad ee ciida aan idinkaga diyaarinay barnaamij gaar ah, ayaa shalay mar kale lagu qabtay ciyaaro aad u heer sarreeya.
Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Fantisyaha Ciida ee Kuunyo Barrow.
Hoos Ka Daawo Sawirrada: