HomeAll newsFantasyo Cajiib Ah Oo Maalintii 2-aad Ee Ciidda Lagu Qabtay Degmada Saakow.(Sawirro+Dhageysi)

Fantasyo Cajiib Ah Oo Maalintii 2-aad Ee Ciidda Lagu Qabtay Degmada Saakow.(Sawirro+Dhageysi)

Maalintii shalay fagaare weyn oo ku yaalla degmada Saakow ee wilaayada islaamiga ah ee Jubooyinka waxaa mar kale ka dhacay fantasyo cajiib ah oo ay dadku aad ugu riyaaqeen.

Ciyaaro kala duwan iyo bandhigyo cajiib ah ayay rag katirsan Millatariga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab kusoo bandhigeen fagaaraha.

Halkaan arnaamjka Fantasyaha Ciida ee Saakoow

Hoos Ka Daawo Sawirrada.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular