HomeAll newsSawirro: Dabaaldegyo Ka Dhacay Ceelbuur?

Sawirro: Dabaaldegyo Ka Dhacay Ceelbuur?

Magaalada Ceelbuur wilaayada islaamiga ah ee Galgaduud waxaa ka dhacay dabaal degyo iyo ciyaaro maadaama lagu guda jiro ayaamaha ciida, dadku waxay muujiyeen farxad iyagoo ku naaloonaya amniga iyo kala dambeynta ka jira magaalada oo uu ka taliyo maamul islaamiga ah oo bulshada ku dhaqa shareecada islaamka,

Ragga iyo dumarku isma dhex galayaan, xataa ma muuqdaan ciidan kala hagaya, tan oo ku tuseysa quruxda ku dhaqanka diinta, halka magaalooyinka dasaatiirta lagu dhaqo uu ka jiro fisqi, heeso iyadoo ragga iyo dumarku is dhex galayaan.

Hoos ka daawo sawirrada
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular