Magaalada Jilib ee wilaayada Jubbooyinka ayaa si heer sare ah looga ciiday maanta, sawirrada aad hoos ka daawan kartid waxay kuu muujinayaan sida baraaraha iyo xasilloonida leh ee ay reer Jilib maanta ku ciideysteen, kuna muujiyeen shacaa’irta.
Hoos ka daawo sawirrada sida Jilib looga ciiday