Waxaa maanta oo ku beegneed maalinta koowaad ee Ciidul Adxal Mubaarak si weyn looga dabaal dagay guud ahaan caalamka si gaar ah Wilaayaadka Islaamiga ah.
Bogallaal dadweyney ah ayaa maanta salaadda Ciidda ku tukaday Musalle ku yaalla degmada Salagle ee Wilaayada Islaamiga ah ee Jubooyinka.