Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 09-11-1443 oo waafaqsan 08-07-2022, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdi Naasir