Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado, taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 06-12-1443 oo waafaqsan 05-07-2022, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi soomaali