Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa ISNIIN taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 05-11-1443 oo waafaqsan 04-07-2022, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.
Halkan Ka Degso Warka Subaxnimo 04 07 2022