Barnaamijka Tarbiyada Caruurta waa barnaamij todobaadle ah oo lagu soo qaato qodobo muhiim ah iyo nashaadaadka caruurta sida kuwa wax ka barta dugsiyada Qur’aanka, sidoo kale waxaa barnaamijka lagu soo gudbiyaa farriimo ku socda waalidiinta oo ku aadan tarbiyeynta ubadka.
Halkan Ka Degso Barnaamijka _Tarbiyada_Carruurta_ 01 07 2022