HomeAll newsDhageyso Diiradda Jimcaha Iyo Dhaqaala Darrida Heysata DF.

Dhageyso Diiradda Jimcaha Iyo Dhaqaala Darrida Heysata DF.

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkaan lagu falanqeeyay dhaqaale darrida heysata DF iyo hadalkii wasiirka maaliyadda ee ahaa in ay maran tahay qasnadda dowladda bilaha soo socdana aanu mushaar hayn.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 01-07-2022

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular