HomeAll newsDhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.

Maanta waa Khamiis taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 01-11-1443 oo waafaqsan 30-06-2022, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya  Cabdisamad Cabdullaahi.

 Halkan Ka Degso Warka Subaxnimo 30 06 2022

(https://www.phillipscorp.com)

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular