HomeAll newsDowladaha Iskaashiga Khaliijka oo u aqoonsaday Xisbullaah Urur Argagixiso.

Dowladaha Iskaashiga Khaliijka oo u aqoonsaday Xisbullaah Urur Argagixiso.

373Dowladaha la magac baxay iskaashiga Khaliijka ayaa kulan ay yeesheen waxay ku go’aansadeen in Ururka Shiiciga ah ee Xisbullaah ay ku daraan liiska waxa loogu yeero Argagaxisada.

Bayana kasoo baxay Iskaashiga Khaliijka ayaa lagu sheegay in go’aan lagu gaaray in liiska lagu Argagaxisda lagu daro Ururka iyo dhamaan laamah ka hoos shaqeeya, waxaana ay ku eedayeen inuu wado olole cadowtooyo oo ka dhan ah danaha dowladaha Carabta.

Iskaashiga Khaliijka waxa uu Argagaxiso u aqoonsaday guud ahaan hogaamiyaasha Ururka, isagoona bilaabi doono tallaabooyin ka dhan Ururka shiicigaa ah ee la magac baxay Xisbullaah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular