Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Barta whatsapka idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Waa Habeennimo Khamiis ah Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 18-10-1443, oo waafaqsan 18-05-2022, Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Maxamed Daahir.