HomeAll newsDhageyso Warbixin Ku Saabsan Doorashada Xassan Sheekh.

Dhageyso Warbixin Ku Saabsan Doorashada Xassan Sheekh.

Doorasahda ka dhacday Teendhada Afisyooni ee uu kusoo baxay Xassan Sheekh ayaa aad looga hadal hayaa gayiga Soomaalida iyadoo dadku su’aalo badan iska weydiinayaan.

Xassan Sheekh ayaa kusoo baxay codad badan kadib markii ay is xulufeysteen isaga iyo musharaxiin mucaarad ku ahaa Farmaajo, isagoo isticmaalaya dhaqaale badan ayuu codadkooda ka iibsaday xildhibaanada sidaa ayuuna uga cod badiyay Farmaajo.

Halkan Ka Degso Warbixinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular