HomeAll newsErgay Xildhibaan Doortay oo Baladweyne Lagu Dilay.

Ergay Xildhibaan Doortay oo Baladweyne Lagu Dilay.

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ku waramaya in rag hubeysan ay gudaha magaaladaas ku toogteen Sarkaal katirsan Sirdoonka Dowladda federaalka.

Sarkaalka la toogtay waxaa lagu magacaabaa Cabdi Rashiid Maxa’ed Geedi, waxaana uu sidoo kale ahaa mid kamid ah ergada soo xuley baarlamaanka Dowladda federaalka.

Ragga dilka geystay waxay goobta uga tageen si nabadi ku dheehantahay.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular