HomeAll newsSawirro Habeen ah: Jawiga Ciida ee Magaalada Kuunyo Barrow.

Sawirro Habeen ah: Jawiga Ciida ee Magaalada Kuunyo Barrow.

Magaalada Kuunyo barrow ee Wilaayada islaamiga ah ee Shabeellah Hoose ayaa waxaa laga dareemayaa jawiga ciida iyo farxadda munaasabadda maalinta koowaad ee Ciidul Fitril Mubaarak.

Faras magaalaha Kuunyo barrow iyo goobaha ganacsiga ayaa aad loo qurxiyay, waxaana jawiga ciida sii qurxiyay roobabka guga oo maalmahan ka da’ayay magaalada iyo guud ahaan gobollada Soomaaliya.

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular