
Muuqaalkan oo ay baahisay Alkataa’ib ayaa lagu soo bandhigayaa tartamayaasha ka qeyb qaatay musaabada qur’aanka kariimka ee 10ka Juz, kuwaas oo abaalmarino kala duwan la gudoonsiinayo.
Muuqaaladan ayaa ayaa sidoo kale waxaa xigi doona kuwo kale oo lagu soo bandhigi doono tartamayaasha ka qeyb qaatay tartamada 15ka Juz iyo 30ka Juz.
Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa tartano qur’aan u qabata ciidankeeda marka la gaaro bisha Ramadan kuwaas oo ka dhaca meelo kala duwan oo ka mid ah deegaanada ay ciidankoodu ka howlgalaan.