Alle ha u naxariisto, Saalax Nuur Ismaaciil (Saalax Badbaado) oo ay mar Baarlamaanka kasoo wada shaqeeyeen Aadan Madoobe ayaanu keydka Idaacadda idiinkaga soo bixinay shir jaraa’id oo uu horey uga hadlay taariikhda Aadan Madoobe.
Saalax ayaa si kooban oo laakin xog badan wadata usoo gudbiyay taariikhda gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Aadan Maxamad Nuur oo xalay la doortay.