HomeAll newsWeerar Kamiin Ah Oo Ka Dhacay Gobalka Mandheera Ee Dhulka NFD.

Weerar Kamiin Ah Oo Ka Dhacay Gobalka Mandheera Ee Dhulka NFD.

Ciidamada Xarakada Mujaadiinta Al-Shabaab ayaa maalintii shalay weerar kamiin ah la beegsaday askar katirsan kuwa Kenya oo ku socdaalayay qeybo kamid ah gobalka Mandheera.

Kamiinka ayaa waxa uu si gaar ah kaga dhacay inta u dhaxaysa deegannada Jabbi iyo Baambo oo kawada tirsan gobalka Mandheera ee ku hoos jira gumeysiga Kenya, waxaana lala beegsaday gaari Kooyal ah oo ay saarnaayeen ciidamo katirsan Boliska Kenya.

Illaa iyo hadda ma cada khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay weerarkaas, wixii kusoo kordhana waan soo gudbin doonnaa insha’allaah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular