HomeAll newsDhageyso:Ganacsatada Jubooyinka oo Ka Hadlay Horumarka Ka Jira Goobaha Ay kataliso Alshabaab.

Dhageyso:Ganacsatada Jubooyinka oo Ka Hadlay Horumarka Ka Jira Goobaha Ay kataliso Alshabaab.

micGanacsatada Jubooyinka Gaar ahaan kuwa ku ganacsada degmada Saakow ayaa ka sheekeeyay dhibaatadii ay soo mareen maamulka islaamiga ah ka hor.

Xasan Cabdi Cali Ibraahim oo kamid ah Ganacsatada waxa uu sheegay in Amni xumo darteed ay la ganacsan waayeen iyagoo ubaqaya naftooda.

waxa uu sheegayaa in colaad ka dhalatay qabiilka ay saameyn jirtay qof aanan waxba galabsan oo loo dilo hab qabiil.

Dhibaatooyinka nuucaan ah iyo kuwa lamidka ah markay dhacaan sidee Loo xalin jiray waxaaa kan sheekeeyay Cabdullaahi Xasan Ibraahim.

Hada dhibaatadii taagnayd waa laga baxay waxaana la helay amni ku yimid shareecada raxmaanka oo la isku xukumay.

Ganacsade Maxamed xaaji kuusow Cali ayaa ka warbixinaya sida uu yahay ganacsigooda iyo amniga ay haystaan.

Maamulka iyo Ganacsatada gaar ahaan kuwa daawada keena Saakow ayaa si wadajir ah kaga shaqeeya bad qabka fiyoobida bulshada iyagoo kala dagaalamaya daawooyinka dhacay sida uu sheegayo Xasan Cabdi.

Dhageyso Codadka Ganacsatada Jubooyinka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular