HomeAll newsQarax Gaari Looga Gubay Ciidamada Shisheeye Oo Ka Dhaday Duleedka Muqdisho.

Qarax Gaari Looga Gubay Ciidamada Shisheeye Oo Ka Dhaday Duleedka Muqdisho.

Guutada qaraxyada ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa qarax xooggan la beegsatay gaari ay wateen ciidamada Shisheeye, kaas oo ku socdaalayay duleedka Magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa waxa uu si gaar ah kaga dhacay inta u dhexeysa deegaannada Lafoole iyo Xaawo Cabdi oo dhaca duleedka Muqdisho.

Gaari xamuul ah oo ay wateen Shisheeyaha ayuu haleelay qaraxa, waxaana lagu soo waramayaa in gabi ahaanba uu bur buray.

Sidoo kale waxaa qaraxaan lagu dilay 1 askari oo katirsan ciidamada Shisheeye ee lagu qarxiyay duleedka Muqdisho.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular