Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Sabti, taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 01-09-1443 oo waafaqsan 1-04 -2022, Warka Subaxnimo waxaa Cabdisamad Cabdullaahi.