HomeAll newsMaktabka Qadaha Ee Al-Shabaab oo Iclaamiyay Iney Berri Soon Tahay.

Maktabka Qadaha Ee Al-Shabaab oo Iclaamiyay Iney Berri Soon Tahay.

Maktabka Qadaha ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab wuxuu caawa shaaca ka qaaday in berri ay soon tahay kadib markii bisha laga arkay Wilaayaatka kala ah Bay, Bakool iyo Sh/dhexe.

Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-furqaan waxay dhageystayaasheeda iyo akhiristayaasheeda ugu hambalyeeneysaa bilashada bisha Ramadaan, bishan awgeedna waxaa jira barnaamijyo iyo duruus aan halkan idiinkugu soo baahin doonno insha’allah.

 

(deanstreetsociety.com)

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular