HomeAll newsDiiradda Jimcaha oo Lagu Wareystay Ergooyin Xildhibaan oo Gaaray Wilaayaatka Islaamiga.

Diiradda Jimcaha oo Lagu Wareystay Ergooyin Xildhibaan oo Gaaray Wilaayaatka Islaamiga.

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaatodobaadkaan ka qeyb galay ergooyin soo doortay xildhibaanadii hore islamarkaana soo gaaray Wilaayaatka Islaamiga ah ee ay maamusho Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 01-04-2022

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular