Ciidamada Xarkada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa ku dhawaad muddo 3 saacadood ah ka dagaalamaya xerada Xalane, iyagoo iska difaacay weerar dhowr ah oo ay soo qaadeen askar ajnabi ah oo isugu jira caddaan iyo madow.
Warbaahinta Andalus oo ku hadasha afka Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegtay in weerarka lagu khaarajiyay saraakiil caddaan ah iyo kuwa afrikaan ah, hawlgalkuna uu wali halkiisa kasii socdo.