Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Khamiis taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 07 -08-1443 oo waafaqsan 10 03-2022, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali