HomeAll newsHowlgaloo Kala Duwan Oo Ka Dhacay Qeybo Kamid Ah Goballada Dalka.

Howlgaloo Kala Duwan Oo Ka Dhacay Qeybo Kamid Ah Goballada Dalka.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafay fuliyay weeraro ka dhan ah askarta DF iyo kuwa maamullada Hir-Shabeelle iyo Jubbaland.

Weeraradaan oo isugu jiray qaraxyo, kuwa toos ah, iyo madax jabis ayaa gallaaftay nolosha xubno katirsan DF iyo Maamullada Jubbaland iyo Hirshabeelle.

Halkaan Ka Dhageyso Faahfaainta Howlgallada.
Kusoo Biir Channelka Al-Furqaan ee Telegram.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular