HomeAll newsQarax Culus Oo ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari.

Qarax Culus Oo ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari.

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa tilmaamaya in magaalada uu gilgilay qarax aad u xoogan, kaasoo jugtiisa laga maqlay qeybo badan oo kamid ah magaalada.

Qaraxa waxaa lala eegtay ciidamada shirkadda Saricen ee kamid ah askarta daacadda u ah Maraykanka duulaanka ku jooga dalka Soomaaliya.

Ugu yaraan 3 askari oo katirsan ciidamada Saricen ayaa qaraxa ku dhintay, halka ay ku dhaawacmeen 6 kale.

Waa qarixii ugu cuslaa ee dhawaanahan ka dhaca magaalada Boosaaso oo kamid ah magaalooyinka uu ka taliyo maamulka Puntland ee gacan saarka dhow la leh Xabashida.

Kusoo Biir Channelka Al-Furqaan ee Telegram.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular