Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arbaco taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 09-06-1443 oo waafaqsan 12 01 2022, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamad Ciise.