Saaka aroortii hore waxay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab dagaal kula jarmaadeen degaanka Qalimow gaar ahaan xero ay ku sugnaayeen ciidamada Dowladda Federaalka.
Sidoo kale waxay weerar jid gal ah u dhigeen askar kale oo ku socdaaleysay duleedka degaanka, waxaana jira faahfaahin dheeri ah oo laga helayo khasaaraha dagaalkaas.