HomeAll newsRaali Gelin: Diiradda Jimcaha Iyo Mowduucii Maanta.

Raali Gelin: Diiradda Jimcaha Iyo Mowduucii Maanta.

Dhageystayaal waxaan idinka raali galineynaa in cillad farsamo aawgeed aan idiin soo baahinay barnaamij aan kii maanta ahayn, hase ahaateen hadda ayaan saxnay khaladkii inaga dhacay waxaadna hoos ka dhageysan kartaa ama aad kala degi kartaa mowdiicii maanta ee Diiradda Jimcaha.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkaan lagu falanqeeyay xasaradda sii xoogeysatay todobaadkan ee ka dhex taagan madaxda DF, waxaana ka qeyb galay falanqeeyeyaasha Maxamuud Ugaas iyo Cabdullaahi Maxamad iyo dhageystaal ku kala sugan dalka iyo dibaddiisa.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 31-12-2021

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular