Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 27-05-1443, oo waafaqsan 30-12-2021, Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Maxamed Daahir.
Halkan ka dhagayso Dhuuxa Waraysiyada 30 12 2021