Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 03-05-1443 oo waafaqsan 07-12-2021 Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi soomaali.