Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho waxaa dhawaan ka dhacday arin naxdin iyo walbahaar badan, kadib markii nin uu u dilay xaaskiisa lacag uu ka waayay darteed.
Dhacdadan waxay ka dhacday degmada Xamar Jajab, waxaana ninka dilka geystay ay xaaskiisa u heysay 12 caruur ah.
Dhagayso Nin Xaaskiisa ku dilay magaalada Muqdisho