HomeAll newsHaweeney Qardho ku dishey Seygeeda. (Dhacdo Naxdin leh).

Haweeney Qardho ku dishey Seygeeda. (Dhacdo Naxdin leh).

Magaalada Qardho ee gobolka Bari waxaa ka dhacday dhacdo naxdin leh, kadib markii haweeney ay dishey seygeeda.

Haweeneydan oo sida la sheegay maseyrtay ayaa toorrey u adeegsatay dilka seygeeda, waxaana arintan aad looga hadal hayaa Qardho.

Halkan ka dhagayso Haweeney Seygeeda ku dishey magaalada Qardho
Kusoo Biir Channelka Al-Furqaan ee Telegram.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular